WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aqoonyahan Soo Bandhigay Ururada Caalamiga Ee Somaliland Xubinta Ka Noqotay 1960 Iyo Xaqiiqada Madaxbanaanida Somaliya!

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan.suxufi Maxamed amiin Jibriil Cismaan Oo kamid dhalinyarada reer Somaliland ee baadhitaanada iyo raad raaca ku sameeya Somaliland ka hor midowgi somaliya iyo ururada caalamiga ah ee ay xubinta ka noqotay  ayaa soo bandhigay urarada caalamiga ee ay wali Somaliland xubinta ka tahay iyo sida ay somaliya ugu guuldaraysatay buuxinta xubinta wali ubanaan Somaliland.

Sidoo kale Aqoonyahan Maxamed amiin ayaa Banaanka Keenay xaqiiqada madaxbaanida somaliya iyo sida aanay wali xornimo uga qaadan dawladii guumaysan jirtay ee talyaani

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AQOONYAHANKA IYO ARIMAHA UU SOO BANDHIGAY;

 

 

Exit mobile version