WAJAALE NEWS

Dadweynaha Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Waxqabad La’aanta Xukuumada

Gabiley (WJN)- Dadweynaha ku dhaqan deegaanka Ijaara ee gobolka Gabiley ayaa waxa ay cabasho xoogan ka mujiyeen adeegyadii bulshada oo ay sheegeen inaanay gabi ahaanba deegaanku lahayn.

Dhinaca kale dadweynahan ayaa waxa ay maamulka dowlada hoose ee Gabiley ay ku dhaliileen inaay wax waxqabad ah ka fulin deegaaanka oo ay arkaan marka cashuurta ay doonayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version