|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Soo Bandhigay Ururada Caalamiga Ee Somaliland Xubinta Ka Noqotay 1960 Iyo Xaqiiqada Madaxbanaanida Somaliya!
January 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan.suxufi Maxamed amiin Jibriil Cismaan Oo kamid dhalinyarada reer Somaliland ee baadhitaanada iyo raad raaca ku sameeya Somaliland ka hor midowgi somaliya iyo ururada caalamiga ah ee ay xubinta ka noqotay ayaa soo bandhigay urarada caalamiga ee ay wali Somaliland xubinta ka tahay iyo sida ay somaliya ugu guuldaraysatay buuxinta xubinta wali ubanaan Somaliland. Sidoo kale Aqoonyahan Maxamed amiin ayaa Banaanka Keenay xaqiiqada madaxbaanida somaliya iyo sida aanay wali xornimo uga qaadan dawladii guumaysan jirtay ee talyaani HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AQOONYAHANKA IYO ARIMAHA UU SOO BANDHIGAY;
Related posts:Daawo:Maayar Soltelco Oo Laaxin Ka Galay Sobobta Loo joojiyay Wadada Masalaha Oo Wax Laga Waydiiay Daawo: Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Caasumad Balaadhaan Loogu Sameeyey Buuraleyda Gobal... Kaluumeysatada Magaalada Saylac oo Cabsho Xoogan Ka Muujiyay Maraakiib Xaaluf Ku Haysa Bada iyo Baaq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|