WAJAALE NEWS

Gudoomiye Xinif Oo Kashifay Cida Ka Hortaagan Inay Caawiyaan Dadka Barakacayaasha

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Xinif ayaa waxaa uu Kashifay islamarkaana soo bandhigay shaqsiyaad caqabad ku ah oo ka hortaagan inay Caawiyaaan Dadka Barakacayaasha ah eek u nool Kaamamka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tud4rSvUJeo

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version