HARGAYSA(W,N)-Guud ahaan Somaliland ayaa saaka waxaa ka bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dusgiyada sare kaasi oo tirada ardayda ufadhiisatay ay gaadhayso 11000kun oo arday
Gudoomiyaha xafiiska imtixaanka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay ubilowdeen imtixaanaadku iyo waxyaabaha ku cusub sanad ee uu sobobay xanuunka covid19
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;