WAJAALE NEWS

Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Ka Hadashay Murankii Ka Dhashay Mooshinka Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa waxa uu ka hadlay Murankii ka dhashay Mooshinkii ku saab sanaa Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo dhawaan la horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version