Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Ka Hadashay Murankii Ka Dhashay Mooshinka Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Ka Hadashay Murankii Ka Dhashay Mooshinka Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera
May 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa waxa uu ka hadlay Murankii ka dhashay Mooshinkii ku saab sanaa Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo dhawaan la horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS