WAJAALE NEWS

Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Iyo Maamulka Tog Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Loo Hir Gelinayo Dugsiga Mahdi Cali Ee Wajaale

Tog Wajaale (W,N):- Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo ay weheliyaan Maamulka gobolka Gabiley, ka degmada Wajaale ayaa waxa ay dhagax dhigeen dhisme cusub oo loo hir galinayo dugsiga hoose dhexe Mahdi Cali ee Magaalada Tog Wajaale oo ay maal gelinayso Hay’adda TX Foundation.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Haayado Oo Gaadhay Magaalada Tog.Wajaale + Dhagax Dhigayada Mashaariic Horumarineed

 

 

Exit mobile version