WAJAALE NEWS

DAAWO: Is-rasaasayn Dhex Martay Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Askari Kale Oo Sheegay In Uu Ka Tirsan Yahay Ciidamada Sirdoonka Somaliland.

SAAXIL (Wajaalenews) -Guddoomiyaha gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay israsaasay dhexmartay ilaaladiisa gaarka ah iyo askari kale oo sheegtay in uu ka tirsan yahay ciidamada sirdoonka Somaliland.

Exit mobile version