SAAXIL (Wajaalenews) -Guddoomiyaha gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay israsaasay dhexmartay ilaaladiisa gaarka ah iyo askari kale oo sheegtay in uu ka tirsan yahay ciidamada sirdoonka Somaliland.