WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Kumanaan Kamid Ah Shacabka Magaalada Wajaale!

TOG WAJAALE(W,N)Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ooo kamid hal abuurka reer somaliland ee wakhtigan usharaxan doorashada golaha wakiilada ayaa shacabka reer wajaale kala qaybgalay xuska sanad guurada maalinta qarannimada somaliland ee 18may.

Abwaan xasan shacabka shacabka ujeediyay khudbad ka waramaysa wixii loosoo maray madaxbanaanida somaliland iyo horumarka ay gaadhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version