HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo booqday dooxa magaalada hargaysa ayaa sheegay in dooxa halkii xadka u ahayd lagu celi doono isagoo dadka kusoo dhawaaday ku wargaliyay in talaabo laga qaadayo si dooxa loo hagaajiyo islamarkaana ay uyaraato khasaare uu gaysto xiliyada roobka.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;