|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Kumanaan Kamid Ah Shacabka Magaalada Wajaale!
May 18, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ooo kamid hal abuurka reer somaliland ee wakhtigan usharaxan doorashada golaha wakiilada ayaa shacabka reer wajaale kala qaybgalay xuska sanad guurada maalinta qarannimada somaliland ee 18may.
Abwaan xasan shacabka shacabka ujeediyay khudbad ka waramaysa wixii loosoo maray madaxbanaanida somaliland iyo horumarka ay gaadhay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne kuxigeenkii Hore Ee Jsl Oo Ku Taliyey In Somaliland Dhexdhexaad Ka Ahaato Xiisadda Webiga... Daawo:Rooda Axmed Yaasiin Oo Ganafka Ku Dhufatay Xilka Qaadista Uu Ku Sameeyay Gudoomiye Faysal Cali... DAAWO;-Musharax Macalin Maxamed Somali Oo Cadeeyey In Uu Ka Sharaxan Yahay Xisbiga Ucid Iyo Fariint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|