WAJAALE NEWS

“Muj Maxamed Cali Wuxuu Fadhiisin Ka Dhigtay, Geedka Maxamed Cali Iyo Wadada Godka, Oo Udhaxaysa Wajaale Iyo Geed balaadh,Dhalinyarada Waxaan Leeyahay, Halkaasi Taga Oo Isku Soo Mehersada” Wasiir Maxamed Kaahin.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa ka waramay taariikhdii halgameed ee Muj Maxamed Cali Faarax oo kamid ahaa sarkiishii SNM EE Bilaabay halganka dib uxoraynta madaxbanaanida Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay isagoo ka sheekeeyay goobkii uu ka bilaabay halganka iyo fadhiisimadii uu ka samaysay deegaano xuduudka Somaliland ku dhow.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version