WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 6Bilood Ee Sanadka!

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa abaalmarisay shaqaalihii dawlada hoose ugu wanaagsanaa 6bilood ee udanbaysay.

Maayarka Magaalada Gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay abaalmarinta ugudoonsiiyay shaqaalihii ugu wanaagsanaa 6bilood ee udanbaysa kuwaasi oo uu sheegay in aanu suurto galeen la,aantood horumarka ay ku talaabsatay dawlada hoose.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version