Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 6Bilood Ee Sanadka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiisay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa 6Bilood Ee Sanadka!
January 28, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa abaalmarisay shaqaalihii dawlada hoose ugu wanaagsanaa 6bilood ee udanbaysay.

Maayarka Magaalada Gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay abaalmarinta ugudoonsiiyay shaqaalihii ugu wanaagsanaa 6bilood ee udanbaysa kuwaasi oo uu sheegay in aanu suurto galeen la,aantood horumarka ay ku talaabsatay dawlada hoose.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS