Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay islamarkaana uu ku hanjabey hadii uu noqdo mucaarid dhab ah in aanu Muuse Biixi Madaxweyne noqon doonin oo aanu hal habeen Hargeysa joogi doonin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/uxmWu7pHHlo
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Wasaarada Gaashaandhiga Iyo Taliska Guud Ee Booliska
Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13 Qof Oo Dil Ka Gaystay Magaalada Ceerigaabo