Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa ka hadlay Khilaafka Wasaarada Warfaafinta iyo Wariyaashii Tv-ga Qarnka ee Shaqada laga joojiyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/0QHNDGheyvQ
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Cali Khaliif Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanod
Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 13 Qof Oo Dil Ka Gaystay Magaalada Ceerigaabo