Hargysa:-(WJN):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay wariyeyaal tiradoodu dhan tahay 24 wariye, oo wasiirka wasaaradda warfaafintu ku sameeyay shaqo ka joojin, kadib markii ay warbaahinta lasoo hor istaageen cabasho ay muujiyeen iskushaandheyn wasiirka wasaaraddaasi ku sameeyay hawl-wadeennada wasaaradda, taasi oo ay ku tilmaameen, mid caddaalad ku salaysnayn
Hargeisa Office
Waajelenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane