WAJAALE NEWS

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo maanta kulamo la yeeshay shirkadaha dalka keena shidaalka ayaa waxaa uu shaaciyey go,aamo ay isla qaateen shirkadaha.

Sidoo kalena Wasiirka ayaa sheegay in ay isla qaateen in 1 Liter Ee Naafato la siiyo 7200 Shilin sidoo kale 1 Liter ee Patrol ka ahna la siiyo 8200 Shilin Somaliland ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/SxaqC5lBSes

Exit mobile version