HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa ka hadlay awaamiir ay dhowr jeer dul dhigeen shirkadaha shidaalka dalkeena kuwasi oo aan u hogaansamin amaro uu hore usoo saaray wasiirka ganacsiga
Amarkan ayaa la xidhiidha keenista shidaalka dalk oo xukuumadu iyagu hadba cida ay doonto haamaha ugu shubto shidaalka ,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;