Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo
February 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo maanta kulamo la yeeshay shirkadaha dalka keena shidaalka ayaa waxaa uu shaaciyey go,aamo ay isla qaateen shirkadaha.

Sidoo kalena Wasiirka ayaa sheegay in ay isla qaateen in 1 Liter Ee Naafato la siiyo 7200 Shilin sidoo kale 1 Liter ee Patrol ka ahna la siiyo 8200 Shilin Somaliland ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/SxaqC5lBSes

COMMENTS
LINKS