Hargeysa (W,N):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qarnka Somaliland ayaa ka digey in wax wadahadal ah lala furo Soomaaliya.
Sidoo kalena Prof: Cabdisalaan Yaasiin waxaaa kale oo uu sheegay ilaa iyo inta ay Soomaaliya ka aqoonsanayso dhibtii iyo xasuuqii ay Somaliland u gaysatay in aan wax wadahadal ah lala furin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office