WAJAALE NEWS

Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumada Kula Kacday Suxufiyiinta Iyo Ficilada Mashaariic Raadiska Ah Ee Xildhibaanadii Baarlamaanka!

HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana

Sidoo kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay rajo xumada kazoo muuqata xildhibaanadii baarlamaanka cusub ee shacabka reer Somaliland doorteen oo uu sheegay I ay shaqadii loo egmaday kaga mashquuleen mashaariic ay xukuumada ka qaataan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version