|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumada Kula Kacday Suxufiyiinta Iyo Ficilada Mashaariic Raadiska Ah Ee Xildhibaanadii Baarlamaanka!
April 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday suxufiyiinta ka hawlgala warbaahinta madaxa banana Sidoo kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay rajo xumada kazoo muuqata xildhibaanadii baarlamaanka cusub ee shacabka reer Somaliland doorteen oo uu sheegay I ay shaqadii loo egmaday kaga mashquuleen mashaariic ay xukuumada ka qaataan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Soo... DAAWO ; Beel-Waynta Samaroon Ee Degmada Tog Wajaale Oo Shaaciyay In Ay Si Rasmi Ah Ugu Biirtay Xisb... DAAWO; Maamulka Gobolka Gabiley Oo kormeer ku Tagay Deegaanada Waqooyiga Gabiley Iyo Waxyaabaha Ay K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|