HARGAYSA(W,N)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ahaa haldoorkii SNM mudooyinkii udanbeeyayna kamid ahaa madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka,hadana kamid ah Ururka Somaliland Jire oo dhawaan Hargaysa lagaga dhawaaqay ayaa ka hadlay sida ay maamulka dalka gacanta ugu gashay kooxo danahooda ku fushada loona baahan yahay sidii loo heli lahaa Somaliland lawada leeyahay
Sidoo kale Prof cabdisalaan yaasiin ayaa sheegay in ceelasha biyaha ee ay jabuuti ka qodonayso xeebaha Somaliland ay usoo sexeexday maamulka somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;