Hargeysa (WJN)– Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo kaa mida Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hadley go’aanka ay Xukuumada Somaliland ku shaacisay in ay dalka keeni doonto Shidaal.
Dhinaca kale, Prof: Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in aanay Xukuumaadu wax khibrad ah u lahayn keenista Shidaalka islamarkaana ay tahay arin khalad ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka