Laascaanood (W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee Deegaanka Tukaraq,sidoo kale Gudoomiyaha ayaa fariin adag u diray Maamulka Puntland waxaana uu sheegay in aanay faraha ka laaban doonin hadii ay Puntland soo qaado dagaal isla markaana ay tagi doonaan duleedka Magaalada Garoowe.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6O_PHK6CCr0
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Xamse Jirde
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay 11 Wasiir Oo Ka Mid Ah Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi
War Deg Deg Ah: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxman