WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Markale Wariye Bushaaro Baanday UJartay 7Maalmood Oo Xabsi Kusii Hayn Ah!

HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Markale la horkeenay wariye Bushaaro Baaday taasi 7 maalmood oo rummaan ah ( xabsi ku sii hayn ) u jartay Suxufiyad oo mudo laba todobaad iyo dheeraad ku xidhan magaalada hargaysa kadib markii laga soo qabtay magaalada wajaale xili ay doonaysay in ay dalka soo gasho.

Wariye Bushaaro Cali Baanday oo in muddo ah ku xidhan Hargeysa ayay marar dhawr maxkamadu u jirtay rumaan xabsi ku hayn ah, iyada dhawr jeer laga soo dayriyay xaaladeeda caafimaad islamarkaana loola cararay cisbitaalka.

Exit mobile version