Laascaanod (W,N)- Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Maayarka Cabdicasiis Xuseen Jaamac ayaa waxa ay been abuur ku tilmaameen warar been abuur ah oo ay maamul goboleedka Puntland ay ka sheegeen Magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/nHM1RHT_UN8