Hargeysa(W,N)-Xisbiga Waddani ayaa gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee maalinkii Isniinta dalka ka dhacday,Sidoo kale murrashaxa Xisbiga WADDANI oo hadda waxa uu shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember ee maalinkii Isniinta.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde
Wajaaalenews.net
Hargaysa Office