HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Iimaan dirawal oo kamid ah mujaahidiintii dalkan xoreeyay islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii cigaal iy riyaale ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xisbiyada somaliland kuna tilmaamay in aanay xibsiyo ahayn balse ay yihiin kuwo shakhsiyaad leeyihiin
Sidoo kale dirawal ayaa ka hadlay muran ka dhex taagan xisbiga kulmiye
Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dirawal ayaa ka hadlay heshiishka xisbiyada iyo qorshaha ay doonayaan in ay ku baalmaraan wakhtigii loogu talo galay furista ururada siyaasada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;