WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Qaadacay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ee ucid ayaa gabi ahaanba qaadacay Go,aankii ay kmishanka doorashooyinku ku cayimeen qabsoomida doorashooyinka iyagoo soo horaysiiyay ta ururada oo khilaaf ka taagnaa

HALANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version