WAJAALE NEWS

DAAWO: Qaarkamida Ururka Qareenada Somaliland Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Af-hayeenka Xarunta Xaquuqal Insaanka

Hargeysa (Wajaalenews )-Xubno ka tirsan Ururka Qareenada Somaliland ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga ay ciidamada Booliska Somaliland kula kaceen af-hayeenkii xarunta xaquuqal insaanka Axmed Xuseen.

Exit mobile version