HARGAYSA(W,N)-Abwaan Aadan Tarabi jaamac oo kamid ah hal abuurka waawayn ee somalida kana soo qayb qaatay halgankii dib uxoraynta somaliland ayaa xukuumada iyo wasirka arimaha gudaha ugu baaqay in ay joojiyaan eedaha lafjabka ah ee ay xisbiyada mucaaridka ugu sheegayaan in ay xamar doonaaan taasi oo dhaawac ku ah shacabka somaliland.