WAJAALE NEWS

Ururka Qareenada Somaliland oo Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Garyaqaan Ka Tirsan

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka qareenada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ururka qareenada ayaa si adag uga hadley una cabaareeyeen xadhig ciidamada Boolisku kula kaceen Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo mid ka tirsan ururka qareenada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version