WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Saylac Oo Daad Buux Dhaafiyay Iyo Shacabka Ku Nool Oo Baaq Udiray Xukuumada.

SAYLAC(W,N)- Magaalo madaxda gobolka sale lee saylac ayaa Waxaa ka da,ayay boobab xoogan kuwaasi oo gudaha Magaalada ay daadad qaadeen,

Dadwaynaha ku dhaqan magaalada saylac oo iyagu ka daad Gureeyay caruur iyo wixii ay agab kala bixi karayeen ayaa Xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay gar gaar deg deg ah lasoo gaadhaan

Dhanka kale gudoomiye kuxigeenka degmada saylac ayaa ka hadlay biyo buux dhaafiyay gudaha magaalada oo laga cabsi qabo in ay baddu kusoo fatahdo magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version