WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Qareen Jaamac

HARGAYSA(W,N) Ururka qareenada Somaliland ee solla ayaa si adag u canbaareyay xadhiga qareen jaamac maxamed odowaa oo mudo 61cisho ah ku xidhan saldhiga degmada maxamuud haybe ee magaalada hargaysa.

Ururka qareenada ayaa xadhigan ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan ayna qareenka iska haysato cid gaar ah iyago eedo ujeediyay taliyaha ciidanka booliska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version