WAJAALE NEWS

Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa

Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa

Hargaysa(wajaalenews)Dadwaynaha Ku Dhaqan magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biriijka labaad ee magaalada Hargaysa oo mudooyinkan u danbeeyay uu ku yimid duugoow kaas oo laga cabsi qabo in uu burburo oo uu wax yeelo u gaysta dadka isticmaala marinka jidkaas wayn ee isku xidha qaybaha kala duwan ee xaafadaha Hargaysa, waxaaanay  Dadwaynaha ku dhaqan magaalada hargaysa  fariin u direen xukuumada.

Halkan Ka Daawo:

Exit mobile version