WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargeysa oo Markale Difaacay Rarida Madaxtooyadda Somaliland

Borama (WJN) – Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo magaalada Boorama kaga qayb galay kulanka Maayarada dalka ayaa waxaa uu markale difaacay qorshaha lagu rarayo Madaxtooyada Somaliland iyo aqala Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version