Maayarka Caasimada Hargeysa oo Markale Difaacay Rarida Madaxtooyadda Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargeysa oo Markale Difaacay Rarida Madaxtooyadda Somaliland
October 29, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN) – Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo magaalada Boorama kaga qayb galay kulanka Maayarada dalka ayaa waxaa uu markale difaacay qorshaha lagu rarayo Madaxtooyada Somaliland iyo aqala Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS