WAJAALE NEWS

Waxka Ogow Goobaha Dalxiiska Loo Tago Ee Degmada Arabsiyo.

ARABSIYO(W,N)-Degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa ka mid ah deegaanada dalxiiska ee bulshada wakhtiyada ciidaha dalxiiska utagaan taasi oo leh goobo dhul beereed ah iyo dhul qadiimiya oo leh dhagxaan kala duwan.

Macalin jamaal yuusuf oo kamid ah dadwaynaha deegaanka arabsiyo ayaa sharaxaya goobaha dalxiiska ee degmada arabsiyo iyo sida ay bulshada reer somaliland uyimaadaan xiliyada ciida iyo fasaxyada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

Exit mobile version