|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa
January 30, 2017 - Written by Editor:Daawo:Biriijkii Labaad Ee Magaalada Hargaysa Oo Ligliganaya Iyo Qaylo Dhaanta Shacabka Reer Hargaysa Hargaysa(wajaalenews)Dadwaynaha Ku Dhaqan magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biriijka labaad ee magaalada Hargaysa oo mudooyinkan u danbeeyay uu ku yimid duugoow kaas oo laga cabsi qabo in uu burburo oo uu wax yeelo u gaysta dadka isticmaala marinka jidkaas wayn ee isku xidha qaybaha kala duwan ee xaafadaha Hargaysa, waxaaanay Dadwaynaha ku dhaqan magaalada hargaysa fariin u direen xukuumada. Halkan Ka Daawo: Related posts:Wasiirka Duulista Oo Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa Ku Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ardayda J... Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Gole Joojiyay Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Iyo Hawada DAAWO;-Madaxdhaqameedka Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|