WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaaradda Waxbarashada JSL Iyo Hay’adaha Caalamiga ah Oo ka Wada Hadlay Tayaynta Adeegyada Waxbarasho,

HARGAYSA(,N) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa furay Kulan Wasaaradda waxbarashadu la lahayd Hay’adaha la shaqeeya, kaas oo lagaga arinsanayey kor u qaadista tayada adeegyadawaxbarasho ee dalka ka jira.

Exit mobile version