WAJAALE NEWS

DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Jabuuti.

Jabuuti(W,N) Maayarka Caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo maalmihii Udanbeeyay ku sugnaa Dalka jabuuti oo uu kaga qaybgalay Shirka Maayarada Wadamada Islaamka ayaa kulan la qaatay Maayarka Caasimada Jabuuti.

Sidoo kale maayarka caasimada hargaysa oo kormeer kusoo Maray goobo badan oo kamida caasimada dalka jabuuti,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/vWKP1S9qJlg

Exit mobile version