WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelan Doonto Jaamacada New Generation!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo madaxda xisbiyada mucaaridka Somaliland qaarkood ayaa habeenkii xalay xadhiga ka jaray dhisme cusub oo ay jaamacada new generation yeelan doonto kaasi oo ay dhisatay magaalada hargaysa.

Exit mobile version