Burco (W,N) Talyihii Ciidanka Dabdamiska Ee Gobolka Togdheer Ayaa Sirasmi Ah U Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xilkii Talyinimo Ee Ciidamada Dabdamiska Gobolka Togdheer Taliye Imaan Maxamuud Ibraahim Oo Ka Hadlay Arimahaasi ayaa wuxu yidhi.
DAAWO; Taliyihii Ciidanka Dabdamiska Gobolka Togdheer Oo Iscasilay Fashiliyayna Amaro Culus Oo La Duldhigay.
