HARGAYSA(,N) Wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa furay Kulan Wasaaradda waxbarashadu la lahayd Hay’adaha la shaqeeya, kaas oo lagaga arinsanayey kor u qaadista tayada adeegyadawaxbarasho ee dalka ka jira.