Ra’yi ururintii lasaymeynayay kahor intayna doorashadu dhicin ayaa dadka badan koodu waxa ay codkooda siiyeen Clinton, balse markii lagaadhay maalinti doorashada mareykanka , waxa cod badan helay Trump, arrintan oo noqotay mid aanay filaynin dad ka badankoodu, sababtayna mudaharaadyo badan oo kadhaca dalka qaybo badan oo kamida.
Clinton ayaa niyad ahaan halkay taagneyd hoos uga dhacday kadib markii ay sameysay hadalkeedii tanasul ka ahaa maalintii Arbacada.
Wajaalenews.net
Haegeisa Office