Hillary Clinton Oo Ku Eedeysay Guul Dardadeedii Madaxa FBI James Comey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hillary Clinton Oo Ku Eedeysay Guul Dardadeedii Madaxa FBI James Comey
November 13, 2016 - Written by Wariye:

clintonHargeisa(WJN):- Hillary Clinton oo wada hadal kooban layeelatay  taageerayasheeda olole ayaa ku eedeysay guul daradeeda  inuu u sabab ahaa  madaxa  FBI mareykanka.

Ra’yi ururintii lasaymeynayay kahor intayna doorashadu dhicin ayaa  dadka badan koodu waxa ay codkooda siiyeen Clinton, balse markii lagaadhay maalinti doorashada mareykanka , waxa cod badan helay Trump, arrintan oo noqotay mid aanay filaynin dad ka badankoodu, sababtayna mudaharaadyo badan oo kadhaca dalka qaybo badan oo kamida.

Clinton ayaa  niyad ahaan  halkay taagneyd hoos uga dhacday kadib markii ay sameysay  hadalkeedii tanasul ka ahaa maalintii Arbacada.

Wajaalenews.net
Haegeisa Office

COMMENTS
LINKS